(Sawirro) Jubbaland oo meel marisay xeer cusub ka dib shir ka dhacay Kismaayo

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ahna ku simaha Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Adan ayaa maanta shir-gudoomiyey kulanka Golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan oo ay kamid yihiin arrimaha Siyaasadda iyo Amniga ee deegaanada Jubaland. Wasiirka kuxigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Jubaland ayaa ka warbixiyey xaaladda Amni iyo sida Ciidamada ay qayb lixaad leh … Continue reading (Sawirro) Jubbaland oo meel marisay xeer cusub ka dib shir ka dhacay Kismaayo